As SOYPED ORGANIZATION Today, we conducted a water distribution for 300 vulnerable individuals living in camps located in the Dugaandug area of Baidoa city.
Baidoa is experiencing a severe water shortage that urgently needs to be addressed, especially for the displaced people.
Hadaa nahay SOYPED ORGANIZATION Waxaan maanta biyo dhaamin u sameyney 300 loo Qof oo badan misaakiin kuwaas oo ku nool kamam ku yaala dugaandug Area ee magaalada Baydhaba
Magaalada Baydhaba waxaa ka jira biyo la’aan bahsan oo u baahan in wax laga qabto gaar ahaan Dadka barakaciyaasha.